Support the Tenants Union!

Donate Now Through Network for Good Washington State tenants have won important legal protections, but these rights don't go far enough. Members help build the movement to protect and expand tenants rights and make the promise of safe, healthy, affordable housing a reality.

About Us

Ku Saabsan Tenants Union

Ujeedada Tenants Union waa abuurista cadaalada guryaha iyado siineysan kireystayaasha awood dhanka waxbarashada,gaarsiineysana horumarinta hogaamineed, abaabulid iyo u doodis. Waxaa la aas-aasay 1977, Tenants Union waxey qabataa shaqo lagu faani karo oo xambaarsan raad la taaban karo ee dhinaca horumarka xaalada nololeed ee kireystayaasha iyo caqabadaha, iyo in isbedel lagu sameeyo siyaasadaha iyo hab-dhaqanka guryaha ee aan cadaalad ku saleysneyn. Waa urur xubin lagaga mid ahaanayo, shaqada Tenants Union waxaa saldhig u ah in kireystayaashu ay noqdo hogaamiyeyaal awood leh si ay ay wax uga bedelaan xaalada ay bulshadoodu ku sugantahay. Tenants Union waxey ididiilo gelineysaa qiimaha sinaanta, rajada,hogaaminta kireystaha,xushmad, ficil toos ah,geesinimo madaniyadeed ku dheehantahay, iyo cadaalad dhaqaale aan midab ku saleysneyn, iyo madaxbanaani taam ah.

Tenants Union of Washington Brochure

Tenants Union Organizational Chart