Tenants Union Masheganeyso

Maclumaadka manuwaalkani xambaarsanyahay ama bogga internedka Tenents Union ee Gobolka Washington (www.tenantsunion.org) waxey tahay oo keli ah ujeedo akhbar bixin. Wakiilada Tenants Union ee Gobolka Washington ma ay kuu matali karaan in ay qareen kuu yahiin, xubnaha shaqaalaha Tenents Union ma ah qareeno.Tenants Union ma sameeyso wakiilnimo, fikrad ama ujeedada maclumaadkanu xambaarsnayahay ee ku qoron web sidka heyada dowladeed ama maxkamad uma isticmaali karaa ama loo turjumakaraa si gaar ah, mana la sameyn karo sheegashooyin , balanqaad ama damaanadqaadyo ku saabsan hagaagsanaanta , dhameystirnaanta ama saxsanaanta waxyaaba akhbaartu xambaarsantahayyaha ee ku qoran wesitka. Talo bixinta sharciyeed waxey ku xirantahay xaalad kiis walba u gaar ah, sharciyaduna waa kuwa si joogta isu bedela, taloyiinka halkan lagu bixiyana loma isticmali karo mid bedesha talo bixin qaryaqaanku bixiyo.

Tenants Union Tenant Counselors are not attorneys, and this information should not be considered legal advice. Please read our full Tenant Union Disclaimer.