News more »
Also in Muddada aad heshiiska kirada
Before using this information, please read:
Know Your Rights » Muddada aad heshiiska kirada » Dayactirka
Cayayaanka Guryaha Gala
- RCW 59.18.060
- Kutaanta Sariirta: Seattle & King County Public Health: Seattle & King County Public Health
- Akhbaarta Kutaanta Sariirta Harvard School of Public Health
- Ilaha maclumaadka Kutaanta Sariirta
Mulkilayaasha waxaa ku waajib ah sida uu qabo sharciga gobolka in uu maareeyo cayayaanka guryaha soo gala, iyado aan laga gaar yeelin guryaha qoyska keliga ah iyo haddi uu xitaa uu kireystahu u sabab yahay cayayaanka.
Cayayaanka waxaa loo ictiqaadaya qadiyada dayactirka oo kale, waana in kireystahu racaa tilabooyinka lagu dalbanayo dayactirka. Haddii ay suurtagal tahay, ka same dekumenti sawiro leh iyo noocyada cayayaanka.