Kaalmada Dib u Dejinta

TU Victory! This law exists because members of the Tenants Union worked together and fought for it. If you have benefited from this law, go to Tenants Union Membership to find out more about becoming a member to support the TU’s work for housing justice.

Kaalmada Dib u Dejinta

Guud ahaan gobolka waxuu gudbiyey sanadkii 2005 sharicga la xisaabtamaya mulkiilaha aan waxaba kala jecleyn, sharcigaas oo balan qaadayaya kaalmad dib u dejinta kieystayyasha degaankooda ay xireen masuuliyiinta maxaliga, sababta oo ah dayac ka yimid dhanka mulkiilaha.Kaalmada dib u dejinta waa $2,000 ama 3 jibaar kirada ama hadba midkooda badan. Degmooyinka iyo magaalooyinka waxey leeyihin qaabab ay kaalmada qoysaska ku bixiyaan iyagoo horey laga siinayo kaalmada si looga hortago hooy laanta, lagana dabciyo culeyska saran heyadaha maxaliga ah ee adeega bixiya, dabadeedna ka soo uruuriya kharashka hantilayaasha marguutada leh.Dib u dejinta kireystayaasha kama mid aha afooyinaka dabiiciga ah ama “qadarta alle”.Lakiin, kaalmada dib u dejinta waxaa dalbaya sharciga, waxaa muhiim ah in la ogaado in ay aad u dhib badantahay in mulkiilaha laga qaado. La hadal qareen oo weydiiso talo iyo akhbaar sida ugu fiican ee loo wajahi karayo.

Haddii aad degantahay Motel, hotel ama hoy kale ee ku meel gaar ah muddo 30 casho wax ka badan, sabab la xiriirta xaaladan waxaa laguu tixgelinayaa kireyste oo kale, waxaadna u qalantaa in aad dalbato kaalmada dib u dejinta.

Sharciga kaalmada dib u dejinta Seattle waxuu siinay kaalmo, dadka kireystayaasha ah ee degan guryaha xadka magaaladda ku egyahay, kuwas oo hooy la’aan ay dhigtay dumista guriga, dayactir xoogan, isticmaalka oo la bedelay ama xayiraad ka qaadis isticmalka guryaha la caawino. Macawinada waxaa ka mid ah bixinta kaalmada dib u dejinta ee dadka dakhliga soo gala uu yar yahay iyo ogeysiis in hore loogu sii sheego qorsha horumarineed. Waaxda horumarinta qorsheynta waxeey kaloo bixin kartaa amar deg deg ah in si toos ah looga baxo guryaha haddii ay jirto khatar hadda joogta ee ku saabsan cafimaadka ama amniga deganayasha.Deganayaasha laga rabo in ay baneyaan amarka degdeg awgiis, waxey helayaan kaalmada dib dejinta haddi ay la yimadaan xaalado qarkood. Maclumaad dheraad ah, wac Waaxda Qorsheynta & Horumarinta.

Tenants Union Tenant Counselors are not attorneys, and this information should not be considered legal advice. Please read our full Tenant Union Disclaimer.