25 pages matching “”

Know Your Rights

Tilabooyinka Dalabashad Dayactirka

1) Dalabkaaga dayactirka ka dhig mid qoraal dekumenti ah leh RCW 59.18.070 Tusaale Warqad: Dalb Dayactir Sharciga nidaamiya Mulkiilah iyo Kireystaha waxuu oranayaa wakhtiga uu mulkiilahu bilaabayo dayactirka waxey ka bilaabaneyso marka kireystaha bixiyo dalab qoraal ah. Waa fikir fiican...

Know Your Rights

Kaalmada Dib u Dejinta

TU Victory! This law exists because members of the Tenants Union worked together and fought for it. If you have benefited from this law, go to Tenants Union Membership to find out more about becoming a member to support the...

Know Your Rights

Moldiga iyo Hawda Gudaha

RCW 59.18.060 Tusmo Gaaban ee Moldiga, Qoyaanka ee Gurigaaga Helitaanka Mooldiga?: Washington State Department of Health Tayada Hawada Gudaha: Northwest Clean Air Agency Tayada Hawada Gudaha: Seattle & King County Public Health Moldiga: American Lung Association Qiiq Sigaar ee ka...

Know Your Rights

Code Enforcement

Magaalooyin badan, xafiisyada fulinta sharcigu waxay soo diraan kormeerayaal si ay uga eegaan guryaha kirada xadgudubyada. Si kastaba ha ahaatee, magaalooyinka oo dhan ma fuliyaan dhammaan xuquuqaha kiraystaha ama ma sameeyaan kormeer. Kormeerayaashu waxay toos ula xiriiri karaan milkiilayaasha si...

Know Your Rights

Cayayaanka Guryaha Gala

RCW 59.18.060 Kutaanta Sariirta: Seattle & King County Public Health: Seattle & King County Public Health Akhbaarta Kutaanta Sariirta Harvard School of Public Health Ilaha maclumaadka Kutaanta Sariirta Mulkilayaasha waxaa ku waajib ah sida uu qabo sharciga gobolka in uu...

Know Your Rights

Gorgortanka deebaajiga amniga

Maadaama sharciyada ku saabsan lacagta carbuunta ay leeyihiin xaddidaaddooda oo ay iskood u dhaqan galiyaan, kireystayaasha waa in ay haystaan ​​dukumeenti wanaagsan oo ay ogaadaan xuquuqdaada si aad u hesho faa'iido gorgortanka aad la leedahay mulkiilahaaga. Waa kuwan fikrado aad...

Know Your Rights

Lagama marminada Guri ka saarist

RCW 59.12: Unlawful Detainer Act RCW 59.18.290 Eviction and Your Defense: Washington Law Help Tusmadani waxaa loola jeedaa in ay bixiso dul mar guud ee marxaladah guri ka saarista ayna bixiso wax yaabo nuxur u leh side kireystayaasha ula socon...

Know Your Rights

Marxaladaaha Wakhtiga Ka Bixitaanka

Wakhiga guri ka saarista ee gobolka waashington waxey qadataa in ay ku bilaabato kuna dhamaato saddex usbuc, laakiin wey kala duwanaan kartaa. Taas oo saameyn ku yeelan karta fogaanta wakhtiga ay marxalada guri ka saaristu qaadaneyso. Hoos waxaad ka arki...

Know Your Rights

Ficilada Sharcidarada ee Mulkiilah

Waa sharci daro in mulkiilahu uu iskii kaaga saaro guriga. Mulkiilahu ma ka saari karo kireystah guriga iyadoo maxkamad loo soo amrin. Guri ka saarista waxaa amri karaya maxkamad oo keli ah, waxaan fulinaya Sharifka degamada in uu ka saaro...

Know Your Rights

Tenants Union Masheganeyso

Maclumaadka manuwaalkani xambaarsanyahay ama bogga internedka Tenents Union ee Gobolka Washington (www.tenantsunion.org) waxey tahay oo keli ah ujeedo akhbar bixin. Wakiilada Tenants Union ee Gobolka Washington ma ay kuu matali karaan in ay qareen kuu yahiin, xubnaha shaqaalaha Tenents Union...

Know Your Rights

Fahamida sharciyada Mulkiilaha iyo Kireystaha

Sharciga gobolka Washington ee ku saabsan kirada guryaha waxaa maclumaadkooda oo fahfaahsan laga heli karaa RCW 59.18, the Sharciga Degaanka ee MulkiilahaiyoKireystaha. Kireystayaasha degan magaaladda Seattle waxey heystaan ilaalin siyaado ah ee hoos tagtaa Xeerarka Maxkamadda Seattle. Sharciga Mulkilaha iyo...

Know Your Rights

Waxyaabaha anfaca u leh Kireystayaasha

1. Garo xuquuqahaaga Sharciga mulkiilaha iyo kireystaha kuma caawinayo ilamaa aad baratid ama ogaatid sida loo isticmaalo. Web sidkan waxaad ka heli kartaa in aad baratid xuquuqdaada. Mulkiilayaasha qaarkood waa ay ka faaideystaan kireystayaasha aan si buuxda u fahamsaneyn sharciyada...

Know Your Rights

Hab-Dhaqanka Wanaagsan iyo Maclumaadka ay u Baahanyahiin Kireystayaasha

1) Dhamaan Xiriirka aad la Yeelato Mulkiilahu Qoral ha Ahadaan Dhamaan dalabyada dayactirka waa in ay ahadaan kuwa qoraal leh (RCW 59.18.070). Mar walba koobi kala har qoralada aad isdhafsataan mulkiilaha iyo cadeynta diristooda, waan in aad xaqiiqso in aad...

Know Your Rights

Joojinta Heshiiska Kireystaha

RCW 59.18.200 RCW 59.18.220 Seattle Just Cause Information Heshiis ka joojinta kireeystaha waa ka duwantahay ka saarista. Joojinta heshiisku waa dhamaadka macaahidada kirada, waxaana la warsanayaa kireystaha in uu baneeyo guriga uu kireystay. Kireystayaashu waxey joojin karaan heshiiska in ay...

Homepage
Bisha Afraad 6, 2019
Programs
Bisha Tobnaad 27, 2011

Doono Tageerda La-talinta Xuquuqda Kireystyasha

Barnaamijka waxbarasho ee Tenants Union waxuu kireystayaasha ka caawineysaa in ay helaan aqoon iyo maclumaad siineysa iyaga iyo qoysaskooda hooy nabadeed. Tenants Union waxey awood siineysaa kireystayaasha talibixin, waxbarasho, iyo in ay ka caawinto kireystayaasha barashada xuquuqdooda iyo tilaabo qaadis...

Programs
Bisha Laba iyo Tobnaad 8, 2011

Why Organize a Tenants Council

There are many reasons to organize a tenant council. The biggest one is that when we try to defend, assert, or expand our rights or position in society all by ourselves we are weak, ineffective, and constantly ignored. But when...

Programs
Bisha Laba iyo Tobnaad 8, 2011

How to Organize Your Tenant Council

Anyone can organize. To be successful you may want to look at what others have done, as well as get advice from other tenants who have organized or from organizers at tenant organizations. The following is an overview of how...

Programs
Bisha Laba iyo Tobnaad 8, 2011

Choosing Your Tenant Council’s Structure

There are many types of ways to structure your tenant council, and each has its individual advantages and disadvantages. Following are some of the typical ways that tenant councils are structured. Keep in mind that these are not set in...

Programs
Bisha Laba iyo Tobnaad 8, 2011

Joining the Larger Movement

The purpose of organizing is to bring people together so that they will have more power. But there are many different levels on which people come together: When you organize in your building, you are bringing people together at the...

Programs
Bisha Laba iyo Tobnaad 8, 2011

Long-term Maintenance of Your Tenant Council

Every tenant council runs into snags here and there. Sometimes individual personalities just rub each other the wrong way, while other times divisions appear between race, age, gender, ability or other lines. And sometimes the problem is the fact the...

Programs
Bisha Laba iyo Tobnaad 8, 2011

Section 8 Tenants Rights

This information applies to tenants living in project-based Section 8 buildings or HUD multifamily housing. If you are looking for information on Section 8 vouchers, see Section 8 Voucher Organizing. Section 8 tenants have rights, but in our society, having...

Membership
Bisha Laba iyo Tobnaad 15, 2011

Xubinnimadda Tenants Union

Tenants Union waxaa taagero weyn u geysta deeqsiyiinta xubnaheeda iyo tageerayaasha qadariya shaqada ururka Tenent Union. Xubnahu waa awooda xooga siisa shaqada cadaalada guryaha ee Tenents Uionon. Waad ku soo biiri kartaa in aad ka mid noqoto 35 sano shaqo...

Know Your Rights

Xaqa ay u leeyihiin Matalaada Sharciga Kiraystayaasha Dakhliga Hoose oona Wajahaya Guri ka saarida

2021, kiraystayaasha iyo u doodayaashu waxay gaadheen guul muhiim ah oo taariikhi ah oo loogu talagalay dadka wajahaya guri ka saarista - Sharci-dejinta Gobolka Washington wuxuu meel mariyey sharciga Senatka 5160 isagoo abuuraya xaq u yeelashada matalaad sharci (Xuquuq La-talin...

Know Your Rights

Spokane Tenants Rights and Resources

Ilaalinta Kiraystaha Spokane - Kiraystayaasha iyo taageerayaashooda waxay si adag u shaqeeyeen si ay u hubiyaan in kiraystayaasha iyo guryahoodaba la ilaaliyo! Waxaa mahad iska leh dadka u dooda kiraystaha iyo xulafadooda, golaha magaalada Spokane waxay meel mariyeen xeerar muhiim...